Muraad tech

πŸ›‘ Sida Layskaga Ilaaliyo Website-yada Been Abuurka ah

This image has an empty alt attribute; its file name is WhatsApp-Image-2025-07-12-at-09.57.42_dab10b86.jpg

πŸ›‘ Sida Layskaga Ilaaliyo Website-yada Been Abuurka ah

Tusaale: http://tech2.com (Haddii uu yahay website been abuur ah)

1️⃣ Ha Gujin Link aanad Kalsooni Ku Qabin

β†’ Talo: Haddii link la kuu soo diro laguna yiraahdo β€œGuji si aad u hesho lacag, shaqo, ama abaalmarin” β€” iska ilaali.

2️⃣ Fiiri URL-ka si Feejigan

β†’ Talo: Geli magaca website-ka Google oo ka raadso official link-giisa.

3️⃣ Hubi HTTPS iyo Qufulka πŸ”’

β†’ Talo: Ha ku kalsoonan qufulka oo kaliya β€” fiiri magaca domain-ka iyo sharcinimada shirkadda.

4️⃣ Isticmaal Tools lagu hubiyo Website-ka

β†’ Tusaale: Geli https://muraadtch.com oo hubi in lagu xusay khatar.

5️⃣ Ha Gashan Password, Macluumaad Bangi, ama Xog Xasaasi ah

β†’ Talo: Haddii website-ku kugu weydiiyo xog xasaasi ah – ha galin haddii aanad 100% hubin.

6️⃣ Adeegso Antivirus iyo Browser-ka Ilaaliya

7️⃣ Ka Fogow Xayeysiin Khiyaano Ah

β†’ Talo: Xayeysiiska u eg mid β€œtoo good to be true” β€” inta badan waa khiyaano.

βœ… Gunaanad:

Website kasta oo aanad aqoon, ha gelin xogtaada ilaa aad hubto:

Exit mobile version