Success Tip: Never Judge Yourself at the Beginning
Bilowga Ha Qiimayn Waxaad Qabanayso – Haddii Kale Waad Niyad Jabi Doontaa Hordhac Dad badan ayaa leh riyooyin waaweyn: ganacsi, website, YouTube channel, barasho xirfad cusub, ama horumar nololeed. Laakiin inta badan, riyadaas way baaba’daa ka hor inta aysan bilaaban. Sababta ugu weyn? Qiimeyn degdeg ah oo bilowga ah. Qofku markuu bilowga si xad-dhaaf ah…