Stay Alert: How to Avoid Falling for Fake Links and Scams

🔴 Sababaha ay u bateen:

  • Aqoonta digital-ka oo hooseysa → dad badan ma kala saari karaan link sax ah & mid fake ah
  • Social media & WhatsApp → halka ugu badan ee lagu faafiyo
  • Shaqo la’aan & dhaqaale xumo → scammers-ku way ka faa’iideystaan
  • Magacyo la isku hallayn karo (Bangiyo, Hormuud, Dahabshiil, Facebook, TikTok iwm)

⚠️ Noocyada ugu badan ee links-ka fake ah:

  • Akoonkaaga waa la xirayaa – halkan ku xaqiiji”
  • Waxaad ku guuleysatay lacag / phone
  • Verify your Facebook / WhatsApp account
  • Links u eg website sax ah balse hal xaraf ka khaldan

🛑 Khatarta ay leeyihiin:

  • Akoon lagaa xado (Facebook, WhatsApp, Email)
  • Lacag lagaa dhaco (EVC, Zaad, Sahal)
  • Mobile ama laptop-kaaga oo la jabsado
  • Xog shaqsiyeed oo lagaa qaato

✅ Sida aad iskaga ilaalin karto:

  • Ha furin link aadan hubin
  • Fiiri URL-ka (https & spelling)
  • Ha gelin password-kaaga link
  • Adeegso 2-Step Verification
  • Ha rumeysan fariin cabsi ama degdeg kugu qasaysa
  • Bar dadka kale (qoys & asxaab)

💡 Talo: Shirkad ama bangi marna link kuma waydiinayaan password.

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *