The Neuroscience of Screen Time: Understanding Smartphone-Induced Brain Changes

1. Waxay keentaa daal indhaha ah (Eye Strain)

  • Indhaha oo qalala
  • Madax-xanuun
  • Aragga oo daciifa

2. Hurdo xumo (Poor Sleep)

Blue light-ka mobile-ka wuxuu carqaladeeyaa hurdada:

  • Adigoo daalan
  • Maskaxda oo aan nasan
  • Awoodda shaqada oo hoos u dhacda

3. Hoos u dhaca feejignaanta (Reduced Focus)

Isticmaal badan wuxuu dhaawacaa:

  • Diiradda shaqada ama waxbarashada
  • Xusuusta
  • Awoodda waxbarasho

4. Xanuuno jirka ku dhaca (Neck & Back Pain)

Markaad hoos ugu eegtahay mobile:

  • Qoorta oo xanuunta
  • Garka, dhabarka iyo garbaha oo ciriiri noqda

5. Stress & welwel (Anxiety)

Social media iyo fariimaha joogtada ah:

  • Walaac kordha
  • Maskaxda oo mashquul noqota
  • Isbarbardhig nafta oo keena niyad jab

6. Wakhti lumis (Time Wasting)

Mobile-ka wuxuu kaa qaadaa:

  • Wakhtiga shaqada
  • Wakhti qoyska
  • Wakhti waxbarashada
  • Fursado nolosha muhiim u ahaa

7. Waxay keentaa “Addiction”

Dad badan waxay ku xirmaan mobile sida:

  • Mar walba scroll
  • Shabakadaha bulshada
  • Ciyaaraha

Mobile addiction waa mid ka mid ah dhibaatooyinka ugu caansan maanta.

8. Khatar amni & xog lumis

Isticmaal badan iyo apps badan:

  • Xogta oo la xado
  • Qalabka oo virus qaada
  • Goobtaada oo la ogaan karo

💡 Sidee looga hortagi karaa?

  • Samee time limit (1–2 saac baraha bulshada)
  • Seexo adigoo mobile-ka kaa fog 1 saac ka hor
  • Isticmaal “Focus Mode”
  • Qabso hawlo kale: jimicsi, akhris, waxbarasho
  • Hubi in mobile-kaaga uusan kaa maamulin wakhtigaaga

Similar Posts

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *