Stay Alert: How to Avoid Falling for Fake Links and Scams
đź”´ Sababaha ay u bateen:
- Aqoonta digital-ka oo hooseysa → dad badan ma kala saari karaan link sax ah & mid fake ah
- Social media & WhatsApp → halka ugu badan ee lagu faafiyo
- Shaqo la’aan & dhaqaale xumo → scammers-ku way ka faa’iideystaan
- Magacyo la isku hallayn karo (Bangiyo, Hormuud, Dahabshiil, Facebook, TikTok iwm)
⚠️ Noocyada ugu badan ee links-ka fake ah:
- “Akoonkaaga waa la xirayaa – halkan ku xaqiiji”
- “Waxaad ku guuleysatay lacag / phone”
- “Verify your Facebook / WhatsApp account”
- Links u eg website sax ah balse hal xaraf ka khaldan
🛑 Khatarta ay leeyihiin:
- Akoon lagaa xado (Facebook, WhatsApp, Email)
- Lacag lagaa dhaco (EVC, Zaad, Sahal)
- Mobile ama laptop-kaaga oo la jabsado
- Xog shaqsiyeed oo lagaa qaato
âś… Sida aad iskaga ilaalin karto:
- Ha furin link aadan hubin
- Fiiri URL-ka (https & spelling)
- Ha gelin password-kaaga link
- Adeegso 2-Step Verification
- Ha rumeysan fariin cabsi ama degdeg kugu qasaysa
- Bar dadka kale (qoys & asxaab)
đź’ˇ Talo: Shirkad ama bangi marna link kuma waydiinayaan password.